Font Size
Matayos 26:67-68
Somali Bible
Matayos 26:67-68
Somali Bible
67 Markaasay wejiga kaga candhuufeen oo garaaceen. Qaarna waa dharbaaxeen, 68 oo waxay ku yidhaahdeen, Noo sheeg, Masiixow. Yuu yahay kan kugu dhuftay?
Read full chapter
Markos 14:65
Somali Bible
Markos 14:65
Somali Bible
65 Qaar waxay bilaabeen inay candhuuf ku tufaan oo wejigiisa daboolaan oo garaacaan, waxayna ku yidhaahdeen, Wax sheeg. Askartiina way dharbaaxeen.
Read full chapter
Somali Bible (SOM)
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya